Inno somalo
- Home
- /
- Inno somalo
Soomaaliyeey toosoo
Il testo completo dell’Inno somalo
- Soomaliyeey Toosoo
- Toosoo isku tiirsada eey
- Hadba kiina taag daraneey
- Taageera weligiineey.
- Sharcigay isku kiin tolayoo
- Luuqadaa tu waaxid ahoo
- Arligiina taaka ahoo
- Kuma kala tegeysaanee
- Tiro adhi ah oo dhaxalaa
- Sideed laydiin soo tubayoo
- Ninba toban la meel marayoo
- Cadowgiin idiin talin oo
- Tulud geel ah oo dhacan baad
- Toogasho u badheedhanee
- Ma dhulkeeni oo tegey baan
- cidi dhagax u tuurayneey
- Qaran aan hubkuu tumayo
- Tooreyda dhaafayn oo
- Oo aan taar samayn karin
- Uur ku taallo weynaa
- Hadba waxaan laa ooyaayoo
- ilmadu iiga qubaneysaa
- Ikhtiyaar nin loo diidoo
- La addoon sadaan ahayee
La Somalia non ha un motto.
La valuta è lo Scellino somalo.
La valuta è lo Scellino somalo.
Avete bisogno di un’idea regalo! Volete sostenere la vostra squadra, il vostro paese!
Più di 100 prodotti da scoprire nel negozio!
0 commenti